Somalia oo soo dhoweysay qaraar ka soo baxay Golaha Guud ee Q/Midoobay

Dawladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu ku ansixiyey qaraarka oggolaanaya La-Dagaalanka Islaam Nacaybka, iyo magacaabista ergay gaar ah oo Xoghayaha Guud ee Qaramad Midoobay u qaabilsan inuu ka shaqeeyo La-dagaalanka Islaam Nacaybka. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arirmaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay tahay mid … Continue reading Somalia oo soo dhoweysay qaraar ka soo baxay Golaha Guud ee Q/Midoobay